Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin Gaar ah: Xawaaladaha Maraykanka


نگهبانی از بچه فیل ها در نایروبی، کنیا. 
نگهبانی از بچه فیل ها در نایروبی، کنیا. 

Maalinta berri ah waxa joogsan doona adeegii uu bixin Jiray bangiga Franklin oo adeegga bangiyada siiya xawaaladaha Soomaalida Minnesota

Maalinta berri ah waxa joogsan doona adeegii uu bixin Jiray bangiga Franklin oo adeegga bangiyada siiya xawaaladaha Soomaalida Minnesota.

Barnaamijkan gaarka ah waxan ku eegaynaa heerarkii ay soo martay xawaaalada Woqooyiga Maraykanku. Waxa kale oo aan ku eegi doonaa sharciyada oo Maraykanku uu u cuskaday go'aankan uu ku joojinayo adeegga xawaaladaha.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG