Columbus —
Dalkan Maraykanka waxaa maanta ka socota doorashada Super Tuesday oo ay gobollo badan oo ka badan 15 ay ku kala xulanayaan musharrixiinta matalaysa doorashada madaxtinnimada iyo tan gobollada.
Haddaba gobollada ay sida weyn doorashadu uga socoto gaar ahaan, tan musharrixiinta madaxtinnimada waxaa ka mid ah gobolka Ohio.
Warbixintan waxaa inoo diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.
Madal