Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Amni-xumada Gobolka Mudug


Warbixin: Amni-xumada Gobolka Mudug
Warbixin: Amni-xumada Gobolka Mudug

Dilal Qorsheysan iyo amni-xumo ayaa ka jira magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Dilalkan ayaan la ogeyn cidda ka danbeysa.

Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo ay kala maamulaan labada maamul ee Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa ka jira amni-daro baahsan oo sida la sheegayo ka dhashay dilal qorsheysan oo loo geystay qaar ka tirsan dadka deeggaanka dagan.

Haddaba weriyaha VOA, Caasho Cuud ayaa warbixin ka diyaarisay sababaha keenay amni-darada Gobolka Mudug iyo cidda loo malaynayo inay ka danbeeyaan.

XS
SM
MD
LG