Garoowe —
Magaalada Garoowe waxaa weli ka taagan xiisad ka dhalatay qaabka doorashada iyo xilliga la qabanayo, oo ay isku qilaafasan yihiin xubnaha mucaaradka iyo dowladda.
Barakac ayaa ka jira magaalada, iyadoo la sheegay in tiro dad ah oo ka barakaacay magaalada ay shil ku galeen duleeka magaalada, halkaasina ay dhimasho ka dhalatay.
Warkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada, iyo dadaallo nabadeed oo ay odayaal wadaan, ayuu Jamaal Axmed Cismaan ka warystay wariyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb.
Madal