Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wafdigii Soomaalida Yurub oo Booqashii u Dhamaatay


Wafdigii Soomaalida Yurub oo Booqashii u Dhamaatay
Wafdigii Soomaalida Yurub oo Booqashii u Dhamaatay

Wafdi ka kooban 10 ruux oo Soomaalida Yurub ah oo ay marti qaaday Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa VOAda u waramay

Wafdi ka kooban 10 ruux oo Soomaalida Yurub ah oo ay marti qaaday Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka ayaa maanta booqashadoodii u dhamaatay, wareysina siiyey idaacadda VOAda.

Baashe Maxamed Muuse oo ka socday magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa waxa uu u waramay Maxamed Sandhere oo VOAda ka tirsan.

XS
SM
MD
LG