Sheekh Maxamuud Cabdillaahi Geelle oo ku dhawaaqay xisbi uu ugu magac dara "Xisbullah" ayaa magaalada Hargeysa lagu xiray.
Sheekha aya xisbigan ku dhawaaqay 11kii bishan December, isaga oo sheegay in aanu doorashada ka qeyb galeynin, Somalilandna uu Shareecada Islaamka ku dhaqayo.
Dawladda ayaa xariga sheekha u cuskatay isagoo aas-aasay xisbi diini ah oo aan dalka laga ogoleyn.
Warka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.