Jabuuti —
Wada-hadalladii u dhaxeeyey dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa dib uga billowday dalka Jabuuti, halkaasi oo ay ku sugan yihiin madaxda labada dhinac.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixin Cabdi ayaa maanta ku kulmay madaxtooyada Jabuuti, oo uu ku mart-geliyey madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.
Warbixintan waxaa soo diray Ramadaan Muuse.
Madal