Dabley hubeysan oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday degmada Mpeketoni ee Lamu, waxaana weerarkaasi ku dhintay 48 qof.
Sawirro: Weerarkii Mpeketoni, Kenya

5
Dadka deegaanka oo agtaagan baabuurta burburtay, Mpeketoni, Kenya, June 16, 2014.