Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: Muranka Amaahda Dowladda


USA: Muranka Amaahda Dowladda
USA: Muranka Amaahda Dowladda

Madaxweynaha Maraykanka iyo afhayeenka Aqalka Congresska ayaa la kala hadlay shacabka Maraykanka, muranka ka taagan amaahda.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama iyo afhayeenka aqalka Congresska John Boehner ayaa xalay la hadlay shacabka Maraykanka, waxayna u jeediyeen khudbado ku saabsan sida xal loogu heli karo muranka ka taagan xaddiga amaahda dowladda.

Labada hoggaamiye ayaa ku kala aragti dowan, sida looga bixi karo mashqada maaliyadeed ee haysata dowladda Maraykanka.

XS
SM
MD
LG