Tiro gaareysa ilaa 80 dumar iyo rag Soomaali ah ayaa ku jira xabsiyada dalka Ukraine, sida ay sheegeena dhibaato badani ka haystaa.
Dadkan ayaa sheegay in ay door bidi lahaayeen inay Somalia joogaan inti ay Ukraine iman lahaayeen.
Idaacadda VOA ayaa wareystay Mustaf Axmed Maxamed oo ka mid ah dadka xabsiyadaas ku xiran.
Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.