Waxaa la filayaa in Ra’oiisul Wasaaraha Dalka Biritan uu maanta soo bandhigo qorshe la doonayo in carruurta looga ilaalsho qaybaha internetka ee dadka waaweyn u gaarka ah ee muujiya muuqaallada aysan habboonayn in carruurta aan qaangaarin ay arkaan.
Tallaabooyinka dawladda Biritan doonayso inay ku xakamayso anshaxa internetka ayaa waxaa VOAda uga waramay Cabdinaasir Ismaaciil oo loo yaqaan Solo oo ah Khabiir ku xeel-dheer Arrimaha Internetka iyo adeegsiga kombiyuutarka ee casriga ah, waxaana uu ku suganyahay magaalada London
Wareeysi arintan ku saabsan halkan hoose ka dhageeyso