Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tirada Xubnaha Baarlamaanka oo la Kordhiyey


Saxiixayaasha roadmap-ka ayaa ku heshiiyay in tirada baarlamaanka soo socda laga dhigo 275, halkii uu hore u ahaa 225.

Wasiirka dastuurka C/raxmaan Xoosh ayaa ujeeadada kordhinta ku tilmaamay si ay u fududaato awood qeybsiga beelaha.

Wareysi wasiirka qeybta hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG