Jigjiga —
Tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka HIV/AIDS ee degaanka Soomaalida ee dalka Ethiopia ayaa sare u kacday.
Haddaba Wariyaha VOA-da ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Ugaas Gaataa ayaa sababaha keenay sare u kacan iyo tirada dadka qaba xanuunka ee la diiwaan galiyay ka warareystay Cabdiraxmaan Nuur Cabdi, oo ah wasiirka xafiiska ka hortagga iyo xakamaynta cudurka HIV/AIDS-ka ee dowlad deegaanka.
Madal