Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tarsan oo Eedeeyay AMISOM


Tarsan oo Eedeeyay AMISOM
Tarsan oo Eedeeyay AMISOM

Tarsan wuxuu ku eedeeyay AMISOM inay si sharci darro ah u soo gelisay dalka ugu yaraan 30 shirkadood.

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ku eedeeyay hawlgalka AMISOM inay si sharci darro ah dalka ku soo geliyeen 30 shirkadood oo uu sheegay inay saldhig ku leeyihiin dugsiga Xalane.

Tarsan ayaa ugu baaqay shirkadahaasi inay isa soo diiwaan geliyaan, ayna shaqaaleeyaan shacabka Soomaaliyeed.

XS
SM
MD
LG