Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tababarada Baarlamaanka oo loo Wareejinayo Jabuuti.


Tababarada Baarlamaanka oo loo Wareejinayo Jabuuti.
Tababarada Baarlamaanka oo loo Wareejinayo Jabuuti.

Dawladda Somalia ayaa sheegtay in tababarda mudanayaasha Baarlamaank DKMG ah loo wareejinayo Jabuuti.

Dawladda Somalia ayaa sheegtay in tababarda mudanayaasha Baarlamaank DKMG ah loo wareejinayo Jabuuti.

Arrimo Ilaaliyaha Safaaradda Soomaaliya ee Jabuuti Cabdiraxmaan Maxamed Hiraabe ayaa sheegay in siminnaarada xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ee hore loogu qaban jiray magaalada Nairobi ee dalka Kenya loo soo wareejin doono dalka Jabuuti.

Arrimo ilaaliyaha ayaa arrintaasi ku macneeyey sababo dhinaca amniga ah.

Talaabadan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo badhtamihii bishan magaalada Nairobi lagu xidhay xildhibaano badan oo ka tirsan Baarlamaanka DKMG ah ee Soomaaliya oo ay boolsika Kenya goor habeen ah ka soo qabteen goobihii ay deganaayeen.

XS
SM
MD
LG