Toddobaadkan waxaa laga nastay ciyaaraha Horyaallada ee dalka England, waxaana beddelkeeda la ciyaaray wareegga saddexaad ee Koobka FA Cup.
Sidoo kale waxaa toddobaadkan dib mar kale u bilowday Horyaalka dalka Spain kadib markii la kala nastay muddo laba toddobaad ah oo lagu jiray fasaxyo.
Barnaamijka ciyaaraha oo dhammaystiran hoos ka dhagayso. Waxaa soo jeedinaya Maxamuud Mascadde.