Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ammuuraha Maraykanka: Soomaalida iyo Doorashooyinka


Ammuuraha Maraykanka: Soomaalida iyo Doorashooyinka
Ammuuraha Maraykanka: Soomaalida iyo Doorashooyinka

Barnaamijka Ammuuraha Maraykanka waxaan ku eegaynaa sida ay Somalida Maraykanku uga qeybgalayaan doorashooyinka xilliga dhexe

Barnaamijka Ammuuraha Maraykanka waxaan ku eegaynaa sida ay Somalida Maraykanku uga qeybgalayaan doorashooyinka xilliga dhexe ee toddobaadka danbe ka dhici doona guud ahaan dalkan Maraykanka.

Soomaali fara badan ayaa ku kala nool guud ahaa gobollada Maraykanka, gaar ahaan gobolka Minnesota ayaa ah gobolka ay degan yihiin tirada ugu badan ee Soomaalida ah, waxayna sheegeen inay u diyaargaroobayaan sidii ay uga qeybgali lahaayeen doorashooyinka xilliga dhexe.

Qeybtan hoose ka dhagayso dood u weriyaha VOA ee Minnesota Saciid Yusuf Cabdi uu u qabtay qaar ka tirsan Soomaalida Minnesota.

XS
SM
MD
LG