Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali lagu La'yahay Dalka Yemen


Soomaali lagu La'yahay Dalka Yemen
Soomaali lagu La'yahay Dalka Yemen

In ka badan 40 ruux oo Soomaali ah ayaa la la'yahay geeri iyo nolol dalka Yemen, iyada oo dagaalada mucaaradka iyo ciidamada ay socdaan

In ka badan 40 ruux oo Soomaali ah ayaa la la'yahay geeri iyo nolol dalka Yemen, iyada oo dagaalada mucaaradka iyo ciidamada ay aad u sii kordhayaan.

Ibraahiim Xasan Daanduray ayaa wariyaha VOAda ee Yemen Jacfar Kuukaay ka wareystay arrimaha dalka Yemen.

XS
SM
MD
LG