Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali ku jirta Xabsiyada Ukraine


Soomaali ku jirta Xabsiyada Ukraine
Soomaali ku jirta Xabsiyada Ukraine

Tiro boqol qof oo Soomaali ah kor u dhaafaysa ayaa ku jira xabsiyada dalka Ukraine, iyaga oo markii hore meelo kale ku jiheysnaa

Waxaa dhawaanahanba laga deyrinayay xaaladda Soomaali tahriibayaal ah oo ku xiran xabsi ku yaala dalka Ukrain ee Bariga Yurub oo tiradoodu ay ku dhowdahay boqol qof.

Soomaalida xabsiyada dalkaas ku jira waxa ka mid dumar uu safarkii ay doonyeen inay Yurubta galbeed ku gaaraan uu meesha kula go'ay.

Labo dumar ah oo xabsigaas ku jira ayaa VOA uga waramey xaaladda ay hadda ku sugan yihiin.

XS
SM
MD
LG