Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Urur-siyaasadeed Dacwad Horgeyeey Maxkamadda Sare


Ururka U-Dhis ayaa noqday ururkii ugu horeeyey ee ay dacwadiisa dhageysato Maxkamadda Sare ee Somaliland iyada oo la filayo dacwado kale oo ay keenaan ururadii kale ee iyagana la sheegay in aanay buuxin shuruurdihii lagu noqon karayey xisbi siyaasadeed.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.
XS
SM
MD
LG