Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo ku Celisay Meeshii ay ka Taagneyd Somalia


Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Dr. Maxamed C. Cumar ayaa ku celiyey in wadahadaladu ay yihiin oo kaliya maslaxadda labada dhinac

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Dr. Maxamed C. Cumar ayaa ku celiyey in wadahadalo dhex mari kara Somalia iyo Somaliland ay noqonayaan oo kaliya kuwo lagaga hadlo maslaxadda labada dhinac ee aan haba yaraatee wax shaqo ah ku lahayn isku biirid labadooda dhex marta.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG