War Deg-Deg ah

Somaliland oo ka falcelisay baaqyada ku aadan is-afgaradka Itoobiya

Abiy Ahmed iyo Muuse Biixi
Abiy Ahmed iyo Muuse Biixi

Somaliland ayaa ka falcelisay baaqyada ka soo baxaya dalalka caalamka iyo urur goboleedyada ee ku aaddan xiisadda ka dhalatay is-afgaradka dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia.

Haddaba weriyaha VOA Sahra Ciidle Nuur ayaa khadka telefoonka ku waraysatay wasiirka warfaafinta ee Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan).

Somaliland oo ka falcelisay baaqyada ka dhanka ah is-afgaradka  Itoobiya

No media source currently available

XS
SM
MD
LG