Wasiirka Caddaaladda Somaliland, Ismaaciil Muumin Aar ayaa ka hadlay in Somaliland ay diyaar u tahay inay aqbalayo burcad-badeedda Soomaalida ee ku xiran xabsiyada waddamada dibedda. Hase yeeshee, waxa uu hoosta ka xariiqay inay burcad-badeeddaas ay ogolonaayaan oo kaliya haddii burcad-badeeddu doorato in Somaliland la keeno.
Wasiirku waxa kale oo uu ka hadlay hanaanka xabsiyada ee Somaliland
Wareysiga oo dhamestiran qeybta hoose ka dhageyso.