Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Xuska Maalinta AIDS-ka


Somalia: Xuska Maalinta AIDS-ka
Somalia: Xuska Maalinta AIDS-ka

Maanta waxaa caalamka laga xusayaa maalinta Cudurka HIV/AIDS oo la maamuusayo sannadkii 22-aad. Ku dhowaad 30 milyan oo qof ayaa ilaa hadda caalmaka oo dhan u dhimatay cudurkan, malaayiin kalena way la bukaan.

Maanta waxaa caalamka laga xusayaa maalinta Cudurka HIV/AIDS oo la maamuusayo sannadkii 22-aad. Ku dhowaad 30 milyan oo qof ayaa ilaa hadda caalmaka oo dhan u dhimatay cudurkan, malaayiin kalena way la bukaan. Soomalaiya waxay ka mid tahay meelaha ay weli tiro-yar yihiin dadka cudurkan qaba, balse dadkaasi waxay la kulmana faquuq iyo cadaadis kale oo bulshada inteeda kale uga yimaada. Munaasabaddan waxa laga xusay Soomaaliya iyo dhammaan degaamada Soomaalidu degto.

Warbixino arrintan ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG