Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maraykanka Muxuu ka Yidhi Budhcad-Badeedda


Markab dagaal
Markab dagaal
Dawladda Maraykanka ayaa Hogganaka Kooxda Xiriirka Caalamiga ah ee La-Dagaalnka budhcad badeedda ku wareejisay Midowga Yurub. Maraykanka ayaa kooxda hogganaka u hayey tan iyo markii la aasaasay sannadkii 2009-ka.

Dhinaca kalena, Guddoomiyaha Kooxdan oo haatan xilkaasi wareejisay Donna Hpkins ayaa VOA u sheegtay in wareejinta ka sokow aanay waxba iska dhimaynin hawlgalladii iyo doorkii dawladda Maraykanka ee la-dagaalanka budhcad-badeedda.

Donna Hokpins waxay sii ahaanaysaa Madaxa La-dagaalanka Budhcad badeedda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka.

Shalay ayey nagu soo booqatay istuudiyaha VOA. Haaruun Macruuf aya aka waraystay hoos u dhaca weerarrada budhcad-badeedda iyo qodobo kale, waxaana waraysiga la soo jeedinaya Maxamuud Ibrahaim Cali.

Waraysiga hoos ka dhagayso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:43 0:00
XS
SM
MD
LG