Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo sheegtay inaysan ku qancin jawaabtii Soomaaliya


Somalia and Kenya
Somalia and Kenya

Dowlada Kenya ayaa shalay ka jawaabtey qoraalkii ay dowlada Soomaaliya u dirtey ee ku aadanaa u yeerashadii safiirkeeda iyo cayrintii safiirka Soomaaliya.

Kenya waxay sheegtay inay weli jawaabo ka sugayso dawladda Soomaaliya, waxayna ku eedaysay Soomaaliya inay marin habaabinayso caalamka.

Hadalkan dambe ee Kenya jeedisay shalay weli kama aysan jawaabin dawladda Soomaaliya.

Warbixintan waxaa inoo diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan

Somalia Kenya
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00

XS
SM
MD
LG