Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqayn: Dacwada Soomaaliya Ka Gudbisay Kenya


Somalia, Kenya
Somalia, Kenya

Dawladda Soomaaliya ayaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka u gudbisay dacwadda ka dhan ah Kenya kuna saabsan Xuduudda Badda.

Soomaaliya waxay ka codsatay Maxkamadda Caalamiga ah inay cayinto xuduuddeeda badda ee Soomaaliya iyo Kenya ee Badweynata Hindiya, Aaga Dhaqaale ee Gaarka ah iyo Geyi-Qaaradeedka wixii ka baxsan 200 Nootikaal Mayl.

Haddaba kalsoonida Soomaalidu ku qabto dacwaddan intee ayuu le’eg yahay? Arrimahaas iyo su’aalo kale ayaa Haaruun Macruuf uu dhexdhigay Safiirka Soomaaliya ee Waddamada Biljamka, Netherland iyo Luxemburg Dr Cali Saciid Faqi oo ka mid ahaa ergada Soomaalida ee Gudbiyey Dacwadda, Xildhibaan Cabdullaahi Jaamac Xuseen oo ah Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga kana mid ah Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka iyo Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo Macallin ka ah Jaamacdda Qadar isla markaana wada daraasad ku saabsan badaha Soomaaliya.

Doodda hoos ka dagayso

Dacwadda Soomaaliya
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:17:30 0:00

XS
SM
MD
LG