Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waraysi: Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya


Wasiirka caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay inay muhiimad siinayso wasaaradda yaraynta dhimashada hooyinka iyo dhallaanka xilli xaaladda caafimaad ee dalka ay liidato.

Waraysi ay siisay idaacadda VOA ayaa wasiirka Caafimaadka Foosiya Abiikar Nuur waxay ku sheegtay in sannadkiiba hooyooyin badan ay dhinteen xilliga ay dhalayaan.

Haaruun Macruuf ayaa waraysi la yeeshay wasiirka, waxayna ugu horrayn ka jawaabaysaa waxyaabaha ay mudnaanta siinayso wasiirka.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:11:59 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG