Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waraysi: Waa Sidee Heerka Waxbarashada Soomaaliya?


Dhalinyaro Waxbarasho
Dhalinyaro Waxbarasho

Dhowaan waxaa Konfurta iyo Badhtamaha Soomaaliya ka dhacay imtixaanaadka shahaadada dugsiyada sare oo ay soo qabanqaabisay dawladda Soomaaliya markii ugu horraysay muddo ka badan 20 sano.

Inkastoo tallaabadaasi xiisad ka dhex abuurtay dawladda iyo dalladaha gaarka ah ee waxbarashada haddana khubarada ayaa ku macnaysay inay ahayd tallaabo horey loo qaaday.

Khubaradu waxay dawaladda ugu baaqeen inay ka shaqayso sidii loo dejin lahaa sharci waxbarasho oo hufan oo tayo leh isla markaana ku salaysan tababarka macallimiinta, tayo waxbarasho iyo daraasadda heerka waxbarashada.

Qodobadaas iyo waaya-aragnimadiisa shaqo ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Prof. Xasan Cabdi Kaynaan oo Madaxa Waxbarashada ee Xafiiska Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNESCO ee Bariga Afrika.

Waraysiga oo dheer hoos ka dhagayso

Waraysi: Waxbarashada Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:26:03 0:00

XS
SM
MD
LG