Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Booqashada Mas'uul QM ka Tirsan


Somalia: Booqashada Mas'uul QM ka Tirsan
Somalia: Booqashada Mas'uul QM ka Tirsan

Valeria Amos, kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee dhanka biniaadanimadka oo la kulantay maamuladda Puntland iyo Galmudug

Valerie Amos, Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee dhanka biniaadanimadka oo la kulantay maamuladda Puntland iyo Galmudug, kalana hadashay dhibaatooyinka ay abaaruhu geysteen iyo waliba arrimaha barakacayaasha deegaanadaas ku nool.

Warbixinta oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG