Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siilaanyo oo ka Jawaabay Shirkii IGAD ee Muqdisho


Siilaanyo
Siilaanyo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka hadlay go'aamadII ka soo baxay shirkii Ururka IGAD uga qabsoomay magaalada Muqdisho, taas oo uu ku tilmaamay mid aan khusaynin Somaliland.

Sillaanyo ayaa cambaareeyey war-murtiyeedkii kasoo baxay shirka IGAD ee Muqdisho, gaar ahaan qodob ku baaqayey midnimada Soomaaliya.

Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlayay kulan uu la yeeshay guddi uu hore ugu xilsaaray sidii aqoonsi-raadinta, ayaa farriin u diray waddamada IGAD iyo Afrika.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Siilaanyo cambaareeyey qodobada shirkii IGAD
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00

XS
SM
MD
LG