Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa meesha ka saaray in taageeradii Somaliland ee abahaaraha ay siyaasad xiriir la leedahay.
Madaxweyne Siilaanyo ayaa sheegay in sida adduunyada kaleba Somalia ugu soo gurmatay ay iyaguna ugu gurmadeen, laakiin ayna taasi muujinaynin wax wadahadal ah oo mustaqbal oo labada dhinac ay yeelanayaan.
Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.