Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Garoowe 2 00 Furmay


Shirkii Garoowe 2 00 Furmay
Shirkii Garoowe 2 00 Furmay

Waxaa Galabta si rasmi ah Magaalada garoowe uga warmay shirkii labaad ee Garoowe oo Masuliyiinta Soomalida ay uga hadli doonan arrimaha Federaalka iyo dhamaystirka Dastuurka ka hor xiliga kala guurka sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya oo Malamahan la hadal hayey in uu ka qaybgalayo furitankiisa ayaan ka qaybgelin iyadoo la sheegay in xiritaanka la filayo inuu tago .

Warbaixin ku saabsan Furitaanka Shirka Garowe halkan hoose ee qoraalka ka dhageyso

XS
SM
MD
LG