Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Caalamiga ah ee Burcad-Badeedda


Dubai waxaa ka furmay shir laba cisho soconaya oo looga hadlayo dhibaatada burcad-badeedda Soomaaliya.

Madax kale duwan oo uu ku jiro madaxweynaha Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa ka qeybgalaya shirkan, waxaana diirada lagu saarayaa habka ugu haboon ee lagula dagaallami karo burcad-badeedda Soomaaliya.

MAdaxda Soomaalida ayaa beesha caalamka ka codastay in Somalia laga caawiyo sidii ay dib ugu dhisi lahaayeen cidiamada badda ee Soomaaliya.

Wasiirka difaaca ee dowladda Xuseen Carab Ciise oo ka mid ah ka qeybgalayaasha shirka ayaa VOA uga warramay qodobada shirka iyo waliba waxa laga filayo inay ka soo baxaan.

XS
SM
MD
LG