Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shiidaal yaraan ka jirta Somaliland


Shiidaal yaraan ka jirta Somaliland
Shiidaal yaraan ka jirta Somaliland

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa sheegay in aan welwel badani jirin, dawladduna ay hayso keyd iyo qorshe lagu daboolayo baahida jirta

Shiidaal yaraan daran ayaa ka jirta Somaliland, iyada oo baabuurtuna ay in badan u xayiran yihiin shiidaal yaraantan darteed.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa sheegay in aan welwel badani jirin, dawladduna ay hayso keyd iyo qorshe lagu daboolayo baahida jirta.

XS
SM
MD
LG