Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shariif Xasan oo Beeniyay inuu Lacag Lunsaday


Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa iska fogeeyay eedeynta uga timid guddiga QM ee dabagalka cunaqabateynta Somalia iyo Eritrea taasoo sheegaysa in madax uu isagu ku jiro ay lunsadeen hanti qaran.

Shariif Xasan ayaa sidoo kale sheegay inuusan isku soo taagi doonin xilka guddoomiyanimada baarlamaanka, balse uu isku sharraxayo jagada madaxweynennimo.

Qeybta hoose ee Qoraalkan ka dhageyso wareysi VOA la yeelatay Guddoomiye Shariif Xasan.

XS
SM
MD
LG