Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shariif: Dowladdu Tallaabo ayay Qaadaysaa


Shariif: Dowladdu Tallaabo ayay Qaadaysaa
Shariif: Dowladdu Tallaabo ayay Qaadaysaa

Madxweynaha DKMG Sheekh Shariif ayaa sheegay in dowladdiisu ay qaadayso tallaabo ay ku doonayso in dalka Somalia ay uga xorreyso kooxda al-Shabaab iyo al-Qaacida.

Hadalkan ayuu Sheekh Shariif ka sheegay shir jaraaid oo uu maanta ku qabtay Muqdisho.

Shariif wuxuu xusay in dowladdiisu ay wado qorshe ay ku sugayso amniga Muqdisho iyo waliba madaxda dowladda KMG ee Somalia.

Hadalkan Sheekh Shariif ayaa jawaab u ah qaraxii kooxda al-Shabaab ay shalay ka fulisay Muqdisho.

XS
SM
MD
LG