Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiirka Warfaafinta DKMG: Al-Shabab Way u dhamaatay


Wasiirka Warfaafinta DKMG: Al-Shabab Way u dhamaatay
Wasiirka Warfaafinta DKMG: Al-Shabab Way u dhamaatay

Labadii maalmood ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho waxaa ka jiray howlgalo milatari iyo dagaalo ay ciidamada Dowladda Ku meel gaarka ah ee Somaliya oo ay kaabayaan kuwa Nabad ilaalinta Midowga Africa ay kula wareegeen goobihii ay Muqdisho weli ka sugnaayeen Kooxda Alshaba.

Wasiirka Warfaafinta DKMG C/qaadir Xuseen Maxamed ayaa sheegay in Shabab laga salkiciyay halkii ay ka soo bilaabeen Qaraxyada.

Qeybtan hoose ka dhageeyso wareysiga wasiirka

XS
SM
MD
LG