Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Scotland: Maxbuus Somaliland lagu Celinayo


Scotland: Maxbuus Somaliland lagu Celinayo
Scotland: Maxbuus Somaliland lagu Celinayo

Gobolka Scotland ee Britain iyo Jamhuuriyadda Somaliland ayaa heshiis ku gaaray in Maxamuud Cabdi Jaamac lagu celiyo Somaliland

Maxkamad ku taalla magaalada Glasgow ee Gobolka Scotland ee dalka Britain ayaa maanta dib u dhigtay dhagaysiga dacwad ku saabsan nin dhalinyaro ah oo Soomaali ah. Maxamuud Cabdi Jaamac oo ah ninka la celinayo ayaa dhamaystay xabsi hore loogu xukumay kaddib markii uu dagaalamay.

Maxamuud ayaa sheegay in dib loogu celinayo Somaliland kadib markii Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Britain ay sheegtay in heshiis ay la galeen Somaliland bishii November ee sanadkii hore. Heshiiskana ayaa qoraya in Somaliland dib loogu soo celiyo.

Warka oo dhamesytiran hoosta ka dhageyso

XS
SM
MD
LG