Meles Zenawi ra'iisul-wasaarihii Ethiopia ayaa lagu aasay magaalada Addis Ababa kaddib markii uu ku geeriyooday dalka Belguim.
Sawirro: Aaska Ra'iisul-wasaarihii Ethiopia Meles Zenawi

1
Maydka Meles oo loo wado goobtii lagu aasi lahaa

2
KENYA: Many African roads are seasonably impassable or in bad repair. A Red Cross truck travels on a dirt road, Monday, Feb. 12, 2007, outside the Kenyan town of Naivasha. Harvest losses are high due to poor roads. AP File photo.

3
Askari haysta sawirka Meles

4
Dad Ethiopian ah oo isugu soo uruuray fagaaraha Meskel si ay uga qeybgalana aaska Meles