Ciidamada Masar ayaa taangiyo iyo baabuurta gaashaaman dhigay madaxtooyada Qaahira. Taageerayaasha madaxweynaha iyo mucaaradka ayaa waxaa dhexmaray rabshado dhiig ku daatay.
Sawirro: Xiisadda Dalka Masar
1
Ciidamada Masar ayaa taangiyo iyo baabuurta gaashaaman dhigay madaxtooyada Qaahira.
Qaahira, Masar, December 6, 2012.
Qaahira, Masar, December 6, 2012.
2
Taangiyo jooga meel u dhow madaxtoyada. Qaaahiro, December 6, 2012.
3
Taageerayaasha Akhwaanul-Muislimiin oo soo dhaweynaya taangiyada yimid madaxtooyada.Qaahiro, December 6, 2012.
4