Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sawirro: Codbixinta Doorashada Guud ee Kenya

Dadka Kenya ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta si ay codadkooda uga dhiibtaan doorashada guud oo lagu soo dooranayo madaxweyne, kuxigeenkiisa, aqallada baarlamaanka, senate-ka, guddoomiyayaal gobol, wakiillo haweenka iyo golayaasha deegaanka.

Kuwo kale

XS
SM
MD
LG