Sawirro: Ciidanka AMISOM oo ku Sugan Dekedda Macmalka ee Ceel-Macaan
1
Askarta AMISOM oo ku sugan dekedda Ceel-Macaan kadib markii ay dagaal la'aan qabsadeen. Ceel Macaan waxay 30 dhinaca bari kaga toosan tahay magaalada Muqdisho
2
Askari ka tirsan ciidanka AMISOM oo ku sugan Ceel Macaan kadib markii ay dagaal la'aan ku qabsaden.
3
Mid ka mid ah baabuurta AMISOM oo ku sugan Ceel Macaan
4
Askari ka tirsan AMISOM oo saaran mid ka mid ah baabuurta gaashaaman ee AMISOM oo ku sugan dekedda Ceel-Macaan