Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saraakiil Djibouti ka Socda oo Beledweyne Tagay


Saraakiil ka mid ah ciidanka Djibouti ee AMISOM ayaa tagey magaalada Beledweyne si ay usoo indha indheeyaan goobihii ay dagi lahaayeen

Saraakiil ka mid ah ciidanka Djibouti ee AMISOM ayaa tagey magaalada Beledweyne si ay usoo indha indheeyaan goobihii ay dagi lahaayeen.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ciidanka Ethiopia ay gudbi doonaan deegaanada kale ee kooxda Alshabab ay ku sugan tahay, iyaga oo meelaha laga saareyna ay iman doonaan ciidan ka socda AMISOM.

Wareysiyo arrintan la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG