Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sanca: Saraakiil iska Casishay Dowladda Yemen


Sanca: Saraakiil iska Casishay Dowladda Yemen
Sanca: Saraakiil iska Casishay Dowladda Yemen

Saraakiil badan oo aad ugu dhowaa Madaxweynah Yemen oo ay ka mid yihiin ku xigeenkii guddoomiyaha baarlamaanka iyo saraakiil Ciidan ayaa xilalkoodii iska casialy.

Saraakiil badan oo aad ugu dhowaa madaxweyne Saalax ayaa si isdaba joog ah isaga casilaya xilalka ay ka hayaan dowladda dalka Yemen.

Saraakiisha iscasishay waxaa ka mid ah guddoomiye ku xigeenkii baarlamaanka, jeneraal aad ugu dhowaa madaxweyne Cali Cabdalla Saalax iyo saraakiil badan oo iyaga iyo ciidamadii ay wateen la sheegay inay ku biireen shacabka mudaaharaadka sameynaya.

Saraakiishan iscasishay ayaa sheegay inay ka ashtakoonayaan weerar 18-kii bishan magaalada Sanca loogu geystay mudaaharaad halkaasi ka dhacayay, kaasoo lagu dilay inka badan 40 ruux.

XS
SM
MD
LG