Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Safaaraddii Somalia ee Jarmalka oo la Soo Ceshay


Safaaraddii Somalia ee Jarmalka oo la Soo Ceshay
Safaaraddii Somalia ee Jarmalka oo la Soo Ceshay

Dhismihii Safaaradda Somalia ee Jarmalka ayaa ku soo noqday gacanta dawladda Somalia

Kadib markii muddo la isku haysta lahaanshaha milkiydda dhismaha safaaradda Soomaalida ee ku yaallay magaalada Bonn ee dalka Jarmalka, ayaa maxkmad ku taalla dalkaasi waxay xukuntay in dhismaha uu yahay hanti uu leeyahay qaranka Soomaaliyeed.

Dhismahan ayaa hore looga iibayay nin Jarmal ah, ka dib markii ay burburtay dawladdii dhexe ee Somalia.

Ibraahim Xasan Daandureey ayaa waraysi arrintaasi ku saabsan la yeeshay danjiraha Somalia u jooga dalka Jarmalka, Maxamuud Maxamed Tifoow, oo faahfahin ka bixiyay sida ay ugu guulaysteen soo celinta dhismahaasi iyo gurigii danjiraha Somalia ee Jarmalka.

Waraysiga oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggaan.

XS
SM
MD
LG