Isku xirrada

War Deg-Deg ah

R/wasaaraha Soomaaliya oo booqasho ku joogo Maraykanka


مرد ماهیگیر بر دریاچه چائوهو، در استان آنهوری چین
مرد ماهیگیر بر دریاچه چائوهو، در استان آنهوری چین

R/wasaaraha Soomaaliya C/.wali Maxamed Cali oo ku sugan Magaalada New York ayaa lagu wadaa inuu ka qeeybgalo Shirka Golaha Guud

Ra’isul wasaaraha Somaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku jooga Magaalada Newyork ee Dalkan Mareykanka.

R/wasaare C/wali Maxamed Cali ayaa inta uu joogo dalkan Maraykanka ka qeybgalaya Kulanka Golaha Guud ee Qaramada midoobay ee ka furmaya Newyork.

Waxaana uu uga warbixin doonaa xaaladda Soomaaliya iyo guulaha ay Ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom ka gaareen amaanka Muqdisho.

Safarka ra’isul R/wasaaraha ayaan VOAda ka wareeysatay la-taliyaha R/wasaaraha ahna Af-hayeenka dowladda, C/raxman Cumar Cusman Eng: Yariisow oo wafdiga ka mid ah

Wareeysiga halkan hoose ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG