Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Gaas oo Kenya Tagey


RW Gaas oo Kenya Tagey
RW Gaas oo Kenya Tagey

RW Somali Cabdiwali M. Cali ayaa sheegay in ujeedada safarkiisu ay tahay inuu Kenya kala hadlo arrimo uu ammaanku ka mid yahay

RW Somali Cabdiwali M. Cali ayaa sheegay in ujeedada safarkiisu ay tahay inuu Kenya kala hadlo arrimo uu ammaanku ka mid yahay.

Ra'iisal Wasaaraha ayaa la weydiiyey in uu booqan doono Gobolka Jubadda Hoose ee Somalia iyo in kale.

Dhinaca kale, xildhibaanka degmada Kaama-kuunje, Yuusuf Xasan ayaa sheegay in bulshada Soomaalida ee ku dhaqan xaafadda Islii ay is-dejiyaan oo aanay cabsi ka qaadin hadalo dhawaantan warbaahinta laga sii daayey.

Wareysiyo arrimahaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG