Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW Gaas: Kenya Waa ay Joogi Kartaa Gudaha Somalia


RW Gaas: Kenya Waa ay Joogi Kartaa Gudaha Somalia
RW Gaas: Kenya Waa ay Joogi Kartaa Gudaha Somalia

Shirkii Jaraa'id ee maanta ay wada Qabteen Madaxweyne Shariif kadib, ayaa RW Somalia sheegay in hadalkii Madaxweynaha si kale loo fasiray

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwlei Maxamed Cali ayaa sheegay in si qalad ah loo baahiyey war saxaafadeed ay si wadajir ah u wada qabteen isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya.

Prof. Cabdiweli oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in shir saxaafadeedka lagu kala caddaynayey madmadow uu sheegay inuu ka dhashay hadalkii madaxeynaha Soomaaliya sheegay laba malamood ka hor oo uu ku saabsanaa joogitanaka ciidnaka Kenya ee Soomalaiya.

Ra'iisuo Wasaaruhu waxa uu sheegay in dawladdiisu soo dhoweynayso joogitaanka ciidamada Kenya. Haaruun Macruuf ayaa ugu horrayn weydiiyey inuu sharraxo mowqifka dawladda.

XS
SM
MD
LG