Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rawlings oo Booqasho ku Tegay Muqdisho


Rawlings oo Booqasho ku Tegay Muqdisho
Rawlings oo Booqasho ku Tegay Muqdisho

Ergayga gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan arimaha Somaliya ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Muqdisho.

Mr. Rawlings oo kulamo la qaatay madaxda DKMG ah ee Somaliya ayaa sheegay in ujeedada safarkooda ay tahay sidii ay dib u heshiisiin u dhex dhigi lahaayeen Baarlamanka Somaliya.

Faahfaahinta warkan halkan hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG